Saciid Ciise: “Somalia waxaa u fiican hanaanka Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeen”

Jamhuuriyadda Soomaaliya waa dal ka soo kabanaya burbur dowladnimo, waxaana sida badan ku gadaaman dhibaatooyin aad u badan oo dhaliya xasarado ay ka curtaan xaalado deg dega, waxaana la gudboon dalka ay ka jirto xaaladahaas halistoodu badan tahay inuu yeesho hogaamin xooggan oo dalka, dadka iyo dowladda si xooggan si wadajira isugu hayn kara, waxeyna … Continue reading Saciid Ciise: “Somalia waxaa u fiican hanaanka Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeen”